Haweeney ka tirsaneyd Al-Shabaab oo ciidamada Kenya kala qeyb gashay dhoolatus

Haweeney la aaminsan yahay iney xirir la leedahay kooxda Al-Shabaab ayaa lagu xiray deegaanka Tinderet oo ka tirsan gobolka Nandi ee dalka Kenya. Waxay ka qayb gashay dhoolatuska qoritaanka askarta cusub ee milatariga Kenya, ee dhawaan la soo gebagabeeyey sida ay sheegeen saraakiisha Booliska. Agaasimaha waaxda dambi baarista Kenya George Kinoti ayaa sheegay in Booliska … Continue reading Haweeney ka tirsaneyd Al-Shabaab oo ciidamada Kenya kala qeyb gashay dhoolatus